DiintaLatest news update

Daawo Sh. Maxamed Sh. Ibraahim Kenyawi oo socdaal diimeed kujooga Hargeysa Somaliland.

Sh. Maxamed Sh. Ibrahim Kenyawi oo beryahan socod diimeed kujoogay Hargeysa Soomaaliland ayaa si joogta ah ula kulmayey qaybaha kala duwan ee bulshada kudhaqan magaalada Hargaysa.

Sheekha ayaa si qurux badan loogu soo dhaweeyey magaalada Hargaysa taas oo laga dhadhansanayey qaar kamid ah khudbadihii uu kajeediyey masaajidada magaalada Hargaysa.

Sh. Kenyawi ayaa muxaadara walba ku gunaanadayey duco uu u ducaynayey dhamaan reer Soomaaliland iyo in horumarka dhinacyada badan ee ay gaareen ilaahay u adkeeyo una sii dhamaystiro.

Sheekha wuxuu goor dhow usii gudbi doonaa gobollada kale ee Soomaaliland isagoo socodkiisa kusoo gunaanadi doona  gobollada bari iyo nugaal hadii eebbe idmo.

Kenyawi Hargeysa Somaliland8 Kenyawi Hargeysa Somaliland7 Kenyawi Hargeysa Somaliland6 Kenyawi Hargeysa Somaliland5 Kenyawi Hargeysa Somaliland4 Kenyawi Hargeysa Somaliland3 Kenyawi Hargeysa Somaliland2 Kenyawi Hargeysa Somaliland

Back to top button