DiintaLatest news update

Dadweynaha ku dhaqan Hargeysa oo isugu soo baxay muxaadarada Sh. Kenyawi

Sh. Maxamed Sh. Ibrahim Kenyawi oo sidaynu lawada soconay socdaal diimeed kumarayey  Somaliland ayaa maalmihii uu joogay kulamo kaladuwan  layeeshay dadwaynaha ku dhaqan magaalada Hargaysa.

Masaajidka Cali Mataan ee kuyaalla bartamaha magaalada Hargaysa ahna masjidka ugu dadka badan ayuu Sh. Kenyawi  kajeediyey muxaadaro aad usoo jiidatay kasoo qaybgalayaashii  taasoo uu kaga hadlayey dulmiga iyo raadadka xun ee uu leeyahay.

Iyadoo si aad ah loo soo buuxdhaafiyey masjidka iyo agagaarkiisa ayaa weliba dadku kadhegaysanayeen dhismooyinka ku dhow masjidka.

kenyawi masjidka cali mataan hargeysa20 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa19 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa18 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa16 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa15 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa14 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa13 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa12 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa11 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa10 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa9 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa8 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa7 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa6 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa5 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa4 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa3 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa2 kenyawi masjidka cali mataan hargeysa

Back to top button